Faa’iidooyin badan oo laga dhax layo hadii uu dhaqan galo Heshiiska Madaxda Dowlada iyo kuwa Gobolada

Asbuucii hore waxaa Muqdisho lagu saxiixay heshiis ay wada gaareen madaxda dawladda Federaalka iyo dawladaha xubna ka ah, kaas oo ka koobnaa 3 arrimood oo laf dhabar u ah dawlad-nimada Somaliya. Hadii lagu guuleystana waxaa suurta gal ah in la helo dawlad Somaliyeed oo leh awood ay ku difaacato siyaasadeeda, amnigeeda iyo khayraadkeeda. Si aan … Continue reading Faa’iidooyin badan oo laga dhax layo hadii uu dhaqan galo Heshiiska Madaxda Dowlada iyo kuwa Gobolada